Xuska sanad-guurada Aasaaskii Puntland oo markii ugu horeysay lagu qabtay Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii maamulka Puntland, oo taariikhda markii ugu horeysay xalay lagu qabtay Gaalkacyo. “Waxaan Jeclahay dadka reer Puntland meel walbo oo ay joogaan gude iyo dibadba iyo Soomaaliya inteeda kaleba in aan u diro hambalyo, maalinta 1-da August oo ah maalin … Continue reading Xuska sanad-guurada Aasaaskii Puntland oo markii ugu horeysay lagu qabtay Gaalkacyo (Sawirro)